Wednesday, September 16, 2009

Tigidhadii Boosta


Staampadii boosta ee waqtigii talyaaniga, muddo
haatan laga joogo boqol sano. Waxay muujinaysaa
maabka Jubaland oo muujinaya gobolada
1. Jubada Hoose
2. Jubada Dhexe
3. Jubada Sare ama Gedo
Caasimadu waa Kismaayo

No comments:

Post a Comment